DHAGEYSO: Wareysi Yaab leh uu Bixiyay Ninkii Waday Qaraxii Lagu Dilay Ex Wariye Cawil Daahir Salaad 22-kii December

0
784

Warbaahinta ku hadasha afka al.shabaab ayaa baahisay wareysi ay ka qaaday ninkii waday gaarigii isku qarxiyay afaafka hore ee Tiyaatarka qaranka 22-kii bishii December oo lagu dilay ex wariye Cawil Daahir Salaad iyo askar ka tirsan ciidamada dowlada.

Jamaal Jeyllaani oo ahaa ninkii fuliyay qaraxa ayaa wareysiga uu bixiyay kaga hadlay arimo ay kamid yihiin fikirka uu ka haysto dowlada Somalia iyo waqtigii uu ku biiray kooxda al.shabaab, mudadii u la shaqeynayay waxyaabihii uu fuliyay.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

22-kii bishan December ayey aheyd markii gaari walxaha qarax ay saarnayen uu ku qarxay bar koontarol oo ku taala afaafka hore ee xarunta tiyaatarka qaranka qaraxaas oo ay ku dhinten afar kmaid ah howl wadeenada Tv-universal iyo askar ka tirsan ciidamada dowlada waxana masuuliyada qaraxaasi sheegtay kooxda al.shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here