Guddoomiye Mursal Oo Soo Bandhigay Saameyntii Ka Dhalatay Mooshinkii Madaxweynaha

0
92

Guddoomiyaha Golaha Shacbaka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in todobaadyadii la soo dhaafay uu dalka soo maray marxalad adag oo mudneyd in laga gudbo.

Waxa uu sheegay in khilaafkii jiray ay saameyn badan ka dhalatay taas oo ay dareemeen dadka Soomaaliyeed ee ku sugan Gudaha iyo dibada,isla markaana taasi cashar laga bartay.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in markii la raadinayo xal siyaasadeed ay tahay in la qanciyo qof walba taasina ay sababtay in culeys siyaasadeed oo badan uu dhacay.

“Markii ay timaado arrin taabaneyso masiirka iyo maslaxada Ummadda Soomaaliyeed waxa ay naga sugayaan wax maslaxooda ku jirto,xildhibaanadii tanaasulay iyo kuwii nagu hurdo beleay waan u mahad celineynaa,waxayna ka mid aheyd waxyaabihii la idiin doortay.

Sidoo kale Siyaasiyiinta iyo Culumada Soomaaliyeed ayuu sheegay inay xal waxka raadinayeen,isaga oo u mahadceliyay,dhinaca kale kal-fadhiga 4aad ee Golaha Shacabka inta lagu guda jiray ayu sheegay in la ansixiyay 4 Sharci taasina ay tahay dadaal ay muujiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here