Tartanka Kubadda Cagta ee Maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir oo dib loo dhigay,

0
144

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in uu dib u dhacay tartanka kubada cagta ee Dawlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir oo lagu waday in dhamaadka bishan qabsoomo.

Wasaarada ayaa qoraalka ay soo saartay ku sheegtay in sababo badan oo is biirsaday darteed dib loogu dhigay qabsoomida tartankan, waxa ayna Wasaaradu sheegtay in tartanka uu qabsoomi doono bisha April ee sanadka dambe 2019-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here