WAR DEG DEG Ah:. Al.shabaab Oo Wadada U Galay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Saraakiil Ciidan

0
298

Dagaalamayaal Ka Tirsan  Xarakada Al.Shabaab ayaa wadada u galay Xubno Katirsan Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ee uu hogaaminayey Yuusuf axmed Hagar Gudoomiyaha Goboolka kuwaas oo ku wajahnaa Degmada Maxaas.

Inta udhaxeeyso Degmooyinka Baladweyne iyo Maxaas ayaa waxaa lagu soo waramayaa in xubnahan loo galay kadib isla markaana Rasaas Goos Goos ah ay is weydaarsadeen Ciidamada iyo Al.shabaab

inkastoo aanan la xaqiijin Karin Khasaaraha ka dhashay Dagaalka Lakiin Warar Madax Banaan ayaa sheegeyo in uu jiro khasaaro dhawac ah oo dagaalka ka dhashay

 

dhoowr Jeer ayaa wadada loo galay Xubno ka Tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Saraakiisha Ciidamada dowlada inta udhaxeeyso Magaaloooyinka Baladweyne iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan

Goordhow Filo Wareeysi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here