WAR DEG DEG AH:-Hirshabelle oo Maamul Cusub u Magacaabay Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi,

0
255

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalka ka qaaday Gudoomiyaasha Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi, waxa uuna Magaacay Gudoomiyaal Cusub.

 

 

Labo Wareegto oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa si rasmi waxaa xilka Gudoomiyaha Degmada Buuloburte loogu Magacaabay Cabdicasiis Cabdullaahi Cabdi halka Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi loo Magacaabay Maxamed Nuur Cagajoof

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA XILKA QAADISTA IYO MAGACAABISTA GUDOOMIYAYAASHA BULLO BURTE IYO JALALAQSI,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here