WAR DEG DEG Ah:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Goordhow Baydhabo Lagu Doortay

0
134

Waxaa goordhow lasoo geba-gabeeyay tirinta codadka wareega 1aad ee doorashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Magalada Baydhabo.

147 Mudane ayaa codkooda dhiibtay,waxaana tartamay 5 Musharax.

 Aadan Maxamed Nuur Saransoor.

 Xuseen Cismaan Xuseen

 Ibraahim Macalin Nuunow 

Seyid Axmed Sheeikh Daahir

Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ku guuleystay Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen kaas oo 4 Sanno ee soo socota hoggaamin doona Maamulka Koonfur Galbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here