Xoldhibanada Golaha Shacabka oo cod Gacan taag ah ku ansixiyay xeer hoosaadka

0
215

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka golaha shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay.

170 xildhibaan ayaa ogolaatay, waxaa diiday 1 xildhibaan, wax ka aamusay ma jiro.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal oo kulanka shir guddoominaya ayaa sheegay in dhamaan xildhibaanada qaranka ay cod wada ogol ah ku ansixiyeen xeer hoosaadka oo dib u eegis balaaran lagu sameeyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here