Abuukaate Cabdicasiis oo ku guuleystay doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland

0
70
Doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhow la soo gabagabeeyay.

Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan ayaa loo doortay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, kaddib markii uu helay 38 cod.

Natiijada doorashada;
Abuukaate Cabdicasiis Cabdulaahi 38cod.
General Cabdicasiis Gacamey13cod.
Cabdixamiid Shiikh Cabdisalaam 14cod
Waxaa xumaaday hal cod.
Doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa goor dhow billaabnaysa,sida uu guddigu sheegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here