{DAAWO SAWIRADA } Ciidamada Xoogga dalaka oo Howgal kasameyey Bakool ku soo qabtay xubno Shabaab

0
323

 

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal maanta ay ka sameeyeen degmada Waajid ee Gobolka Bakool ku soo qabtay saddex dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, sida uu sheegay  Taliyaha Ururka 260-aad qeybta 9-aad ee ciidanka xooga dalka oo ka hawgala degmadaasi Daahir Cali Mahame.

Taliyaha ayaa intaasi ku daray in Shabaabka gacanta ay ku soo dhigeen ay ahaayeen kuwo  uu ku tilmaamay in ay shacabka dhibaateenayeen ,islamarkaasina ay ahaayeen madax jabis.

Ciidamada xooga dalka ayaa wada howgalo ay shabaab kaga saarayaan deegaanada ay kaga harsanyihiin dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here