{DAAWO MUQAALKA} Baaq loo diray Xildhibaanada cusub ee Puntland

0
89

Shacabka ku nool Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland oo Fariin Adag Udiray Xildhibaanada Cusub Ee Baarlamanka Maamulkaas.

Dadka ayaa dhamaan ka codsaday xildhibaanada Cusub ee dhawaan la so xulay  in ay doortaan Madaxweyne mustaqbal wanaagsan u hogaamiya  dadka reer Puntlan.

HOOS KA DAAWO DAR DAARANKA SHACABKA,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here