{DAAWO SAWIRADA} Madaxda Cusub Ee Puntland Iyo Madaxweynihii Hore Oo Kulan Yeeshay

0
170

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxa kulan ku yeeshay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo  ku xigeenkiisa Axmed Cali Cismaan Karaash iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas.

Kulankaan ayaa ahaa mid kii ugu horeeyay ay yeesheen kadib doorashada Madaxweynaha Cusub ee Puntland,waxana uu ahaa mid Saxaafada ay banaanka ka joogtay,waxaana Madaxda Cusub ee Puntland ay kormeereen qeybaha kala duwan oo ay ka kooban tahay  Madaxtooyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here