{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Kulan Deg Deg Ah La Qaatay Laamaha Amniga

0
294

Madaxweynaha Cusub ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa saacado kadib doorashadiisii waxaa uu Maanta kulan deg deg ah la qaatay laamaha amniga Dowlad Goboleedka Puntland.

Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa la filayaa in dhawaan ay Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ka dhacdo munaasabad lagu Caleemo saarayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here