DAAWO VIDEO: Somaliland Oo Musharax Caan Ka ah Doorashada Puntland Ka Gudbineysa Dacwad Ka Dhan ah & Cadeyma Lama Filaan ah

0
138

Xukuumada Somaliland ayaa beesha caalamka ugu abaqday in musharax Khaliif Ciise Mudan oo kamid ah musharaxiinta Puntland kaaso ay ku edeyen inuu hogaaminayay duqeyntii circa ee lagu xasuuqay shacab ku nool magaalada Hargeysa sanadkii 1988-dii.

Agaasimaha waaxda dambi baarista iyo dabagalka Somaliland Axmed Ismaaciil Cali ayaa shaaca ka qaaday in Khaliif Ciise Mudan uu yahay danbiile isla markaana ay ka gudbinayaan dacwad ka dhan ah, isla markaana uusan xil masuuliyaded uu qaban Karin.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here