{DHAGEEYSO} Galmudug Oo Gogol Nabadeed u fidisay Beelaha ku dagaalamayo Xadka Hiiran iyo Galgaduud.

0
180

Wasiirka Arimha Gudaha Maamulk Glmudug Duraan maxamed Samatar aya sheegey in maamulka galmudug uu u fudiyey Gogol Nabadeed Oo lgu heshiiseenayo beelaha ku dagaalamayo Xadk Hiiran iyo Galgaduud

Wasiirka aya sheegay in galmudug ay wasiiro iyo xildhinaabo kala dhax galo dadka dagaalamayo ay usoo direen wxn uu ugu baaqay in nabda laga shqeeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here