{DHAGEYSO} Madaxweynaha cusub ee Puntland oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Soomaaliland iyo Puntland

0
414

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo Wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa kaga hadlay arimo badan ay kamid yihiin muranka kala dhaxeeya Soomaaliland iyo sida uu u arko golaha Iskaashiga dowlada goboleedyada.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa sheegay in maamulka dariska la ah Soomaalilnad ay kusoo xadgudbeen kuna soo gardoodeen deegaanada Puntland, waxa uuna ugu baaqay in ay dib uga baxdo dhulka Puntland ay ka heestaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here