{DHAGEYSO} Madaxweyne Danni oo Ka Hadlay Arinta Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

0
131

Mar la weydiiyay arrinta dhismaha Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay horay uga baxeen Hirshabeelle ayuu sheegay in dastuurka uu dhigayo in Maamul goboleedyada is kaashadaan, danahooda ka shaqeeyaan, wax kasta oo dastuurka dhigayo ay ku dhaqmi doonaan sida uu yiri.

Hadalka Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa durba muujinaya in Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo sanadkii 2017 la aas aasay uusan waxba iska bedeli doonin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here