Dowladda Somalia Oo Sheegtay In Wakiilka QM Ee Soomaaliya Uu Ku Xadgudbay Mabaxbanaanida Dalka

0
150

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya in dalka Soomaaliya aan laga rabinĀ  isagana baxo.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu xusay in Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya uusan dalkaan ka Shaqeyn karin,isla markaana uu faraha la galay Arrimaha Madax-banaanida Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Wasaaradda arrimaha Dibada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here