Inta badan Hogaamiyaasha Wadamada Carabta oon ka qeyb galin Shirweyne ka furmay dalka Lubnaan

0
100

Inta badan hogaamiyayaasha dalalka Carabta uu ku jiro Madaxweynaha Soomaaliya ayaan ka qeyb gelin shirka Dhaqaalaha iyo Ganacsiga dalalka Carabta oo maanta ka furmay magaalada Beyruut ee caasimada dalka Lubnaan.

Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim iyo Madaxweynaha dalka Marutaniya Mohamed Ould Abdel Aziz ayaa noqday labada hogaamiye ee shirkan ka qeyb galay, halka ay hogaamiyayaasha kale oo horey loo filayey inay yimaadaan ay baaqdeen daqiiqadihii ugu danbeeyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here