Ra’iisal wasaare Kheyre oo magacaabay guddiga Badbaadda iyo soo celinta hantida Qaranka

0
107

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay ku jiraan Wasiirro ka tirsan Xakuumadda.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here