{SAWIRO+DHAGEYSO} Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo Waan Waan Ka dhaxbilaabay Galmudug

0
283

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegannada Galmudug ayaa isaga oo la hadlay warbaahinta Muqdisho  waxa uu ka warbixiyey kulan uu shalay degmada Dhuusamareeb kula qaatay madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Waxa uu sheegay xildhibaanka in waxyaabaha ay ka wadahadleen madaxweyne Xaaf ka mid tahay arrimaha ku aaddan midnimada Galmudug.

Sidii loo fulin lahaa ballamadii horey looga qaaday shacabka Cadaado iyo arrimo kale oo aad u muhiim ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here