Booliska Magaalada London oo amniga kala shirey dad ay Soomaali ku jiraan

0
121

Magaalada London waxaa kulan ku yeeshay booliska London iyo xubno matalayay dadka laga tirada badan-yahay oo ay ka mid yihiin Jaaliyadda Soomaaliyeed.

Kulankan ayaa salka ku haya sidii la isaga kaashan lahaa ka hor-tagista falal dambiyeedyada ay ku lugta leeyihiin dhalin-yarada, kuwaas oo marar badan middiyo isku dila, dadka magaaladana halis ku keena.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here