{DAAWO SAWIRADA} Dab geystay Khasaaro Oo Ka Kacay Guri Ku Yaalla Degmada Yaaqshiid

0
170

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dab geystay Khasaaro hantiyeed oo Maanta ka kacay Guri ku yaalla inta u dhaxeysa Baar ayaan iyo Isgoyska Hotel Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Dabka guriga uu ka dhacay ayaa waxaa la sheegay in uu ka tirsanaa Waaxda Horseed ee Degmada Yaaqshiid,iyadoo dabka uu ahaa mid xoogan,kaasi oo ka dhashay koronto.

Sidoo kale waxaa tegay halkaasi oo ka qeyb qaatay daminta dabka Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir,iyadoona gabi ahaanba dabka uu baabi’iyay Guriga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here