{DAAWO SAWIRADA} dabaal degii kooxda Manchester City, kadib markii ay ku guuleysteen koobka EFL Cup

0
288

Manchester City ayaa qaaday koobkeedii ugu horeeyay ee xili ciyaareedkan, kadib markii ay kaga guuleysteen kooxda Chelsea kulankii fiinalka ay ku wada ciyaareen koobka EFL Cup.

kooxaha Manchester City ayaa ku guuleysatay markii labaad ee xiriir ah tartanka EFL Cup, kadib markii ay kaga qaaday Chelsea rigoorooyin 3 – 4.

Waa markii 6-aad ay kooxda Manchester City ku guuleysaneyso tartankan taariikhda, marka dhinaca kale loo dhigo waa markii 3-aad, 4-tii sano ugu dambeysay.

Hadaba dhanka hoose ka daawo dabaal dega sawirada kooxda Manchester City, kadib markii aay ku guuleysteen koobka EFL Cup markii labaad ee xiriir ah:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here