{DAAWO SAWIRADA} Dabka ka socda goobtii Qaraxu ka dhacay

0
190

Dab xooggan ayaa ka socda goobtii Qaraxu dhacay ee u wadada Makah Al mukaramah ee Muqdisho.

Dabka ayaa intiisa badan waxaa sababay Gaadiid badan oo saf ku jiray kuwaasoo Ciidanka Dowladda ay Baaris ku wadeen.

Dabka ayaa sidoo kale gaaray Maqaayad ku taalla goobta Qaraxu ka dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here