{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Dooxa ee Dalka Qadar

0
124

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray magaalada Dooxa, wuxuuna berri wada hadallo la yeelanayaa Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here