DEG DEG:-Qarax Gaari Oo Goordhow Ka Dhacay Magalada Muqdisho

0
167

Waxaa goordhow Qarax xoogan Caawa laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Wadada Maka Al Mukarama.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, iyadoona la sheegay inuu ku Qarxay Wadada aadka u mashquulka badan ee Maka Al Mukarama.

Ilaa iyo hada lama Oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxaasi.

La soco wixii ku soo kordha Hiiraanweyn Insha Allaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here