{DHAGEEYSO} Gudoomiyha Degmada Baladweyne oo Shacabka Uga Digay Cabida Biyaha Wabiga Shabeelle

0
104
Maamulka Degmada Baladweyne ayaa waxa oo walaac ka muujijey biya yareeynta Wabiga shabelle ee dhax mara Magaalada kuwaas ee uu sheegay in dad badan ay cabaan Biyahiis waxa uu shegay in eey cuduro ka dhalan karaan madaama uu yahay wabiga mid wasaqeysan
Gudoomiyaha Degmada Baladweyne maxamad axmad foodcade ayaa waxaa uu shegay in eey wabiga shabeele oo biya yareeyay taasne eey sababi karta in eey ka dhashaan cuduro
Sidoo kale Gudoomiyaha waxaa uu baaq udiray ha’adaha ka howlgala Magaalada Baladweyne in in eey caawiyaan dadka danyarta ah ee ku nool magaalada baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here