Dowladaha Somalia Iyo Britain Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Muhiim Ah Wax Ka Ogow

0
176

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed C/llaahi Farmaajo oo haatan ka qeyb galaya Shir Madaxeedka dowladaha Carabta iyo Midowga Europe uga socda magaalladda Sharma-sheekh ee dalka Msaar waxa uu la kulmay Xoghayaha Dowladda Britain ugu qaabilsan Horumarinta Caalamiga iyo Arrimaha Bariga Dhexe, Alistayr Burt.

Madaxweyne Farmaajo  iyo Wasiirka UK waxay kulankooda  kaga wada xaajoodeen hannaanka loo xoojin karo Iskaashiga Labada Dowladood ee Somalia iyo Britain, oo ay ku jiro Isbedelka Taariikhda Dhaqaale ee ay Dowladda UK siiyaan DFS iyo sidii looga hortegi lahaa Caqabadaha dhanka Ammanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here