War Dag Dag ah: Qarax Labaad Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho

0
168

Jugta qarax labaad ayaa haatan waxa uu ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho,kadib markii wax yar ka hor  halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan .

Qaraxaasi ayaa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,waxaana weli goobta ka socda gurmad deg deg ah.

Xaaladda Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa Caawa ah mid kacsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here