WAR DEG DEG Ah:.Shil Khasaaro Geeystay oo ka dhacay Magaalada Baladweyne.

0
145

Inta la xaqiijiyey 3 Ruux ayaa dhawac Culus kasoo Gaaray kadib markii Gaari nuuca loo yaqaano kabta buudka uu galabta ku jeeray dad shacab ah oo maqaayad shaah fadhiyey.

Shilkan Dadka ku dhawacmay ayaa ka dhacay Xaafada Xaawo Taako gaar ahaan laanta cilmi loos

Isbitaaalka guud ee Magaalada Baladweyne ayaa loo qaaday dadka shilka ku dhawacmay Sida uu qof goob joogo ah uu Radio Hiiraanweyn u sheegay.

Gaariga dadka jiiray ayaa waxaa waday Qof dhalinyaro ah kaasi oo si wanagsan aqoon ugu laheeyn wadida gaarigaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here