Wasiirka Ganacsiga uu lakulmay qaar kamida gancsadada beeraha iyo shirkadaha

0
89

Wasiirka ganacsiga iyo hormarinta dalka madane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa uu lakulmay qaar kamida gancsadada beeraha iyo shirkadaha wax dhoofsada waxa soo dagsada waxaana looga hadlay sidii loohormarinlahaa ama loogobcin lahaaa dhaqaalaha dalka

Gulanka oo aay goobjoog ka ahaayeen xildhibaan sacdiyo careys ciise oo xubin ka ah gudiga ganacsiga ee golaha shacabka iyo gudoomiye kuxikeeynka rugta ganacsiga ayaa leeysku weedaarsaday figrado iyo tusaalooyin kala duwan sida fududeeynta canshuuraadka dhiirakilinta waxsoosaarka iyo tayeenta badeecadaha dalka sookala iyo kuwa kabaxa

Iyadoo ugudanbeeyn goobta loogu dhawaaqay guddi ay kumideeynsanyihiin ganacsadada qeebaheeda kaladuwan

Amed shiiq cabdullhi warsame madaxa qeebta ganacsiga dibada ayaa ugudanbeeyn koobta ka aqriyay magacyada gudiga lamagacaabay iyo shaqooyinka ayqaban doonaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here