{DAAWO SAWIRADA} Gudoomiyaha Xisbiga Daldhis Oo La Kulmay Qeeybaha Kala Duwan ee Bulshada Baladweyne.

0
247

Xarunta Xisbiga daldhis oo ku leeyahay Magaalada Baladweyne aya waxaa manta ka dhacay kulan looga hadlayey sidii lagu dar dar galin lahaa qorshaha Xisbiga waxaana kulanka Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Mudane Cabdiraxman Xuseen Cadoow kuwaas oo ay ka qeeyb galeen urururda ka jiro Baladweyne.

Gudoomiyaha Xisbiga Daldhis Cabdiraxman Xuseen Cadoow ayaa ugu horeeyn ka sheegeyey ujeedka uu Baladweyne u yimid iyo waxyaabhii kulanka looga Hadlay
Sidoo Kale Cabdiraxman Xuseen Cadoow ayaa dhalinyarada soomaaliyed ugu baaqay in ay qeeyb ka Noqdaan Xisbiga oo hogaamiyo.

Qaar kamaid ah dhalinyadii kulanka ka qeeyb galay ayaa shegay in ay la shaqeeyn doonan Xisbiga daldhis oo kamid ah xisbiga wadanka ka jiro waxaana madaxda Xisbiga ugu baaqen in wax ka qabto Xaaladaha ka jiro Gobolka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here