FAAH FAAHIN Qarax Goordhaw ka dhacay Muqdisho

0
120

Qarax gaari ayaa goordhow ka dhacay Isgoyska Km4 dhanka Ex shaneemo Egwadore ee Magaalada Muqdisho.

Sidda Hiranweyn ay u xaqiijiyeen goobjoogayaal gaari nooca Raaxadda ah ayaa halkaasi ku Qarxay.

Qaraxa ayaa ahaa Nooca loo yaqaano dhajiska ee lagu xiro gawaaridda raaxadda.

Ilaa iyo Hadda si rasmi ah looma Ogaa Khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here