WAR DEG DEG AH Dhulgariir ruxay magaalooyin ka mid ah Kenya

0
240

Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay qadar yar magaalada nairobia

Meelaha laga dareemay waxaa ka mid Nairobi, Kiambu, Machakos, Mombasa, Nyeri iyo Makueni.

Waaxda Saadaasha Hawada Kenya ayaa hadda sheegtay in dhul gariirkii caawa 7:22 laga dareemay qeybo ka mid ah Nairobi uu cabiirkiisu dhammaa 4.8 oo ah qiyaasta cabbirka Dhulgariirka.

Weli waxaa cabsi lagaa qabaa in degaanada xeebta uu saameeyo dhul gariirka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here