{DAAWO MUQAALKA} Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo Adeeyay Siyaasiyiinta Dowlada ka so horjeedo

0
169

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle Oo Caawa Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho Ayaa Sheegay In Siyaasiyiinta Dowlada Kasoo Horjeeda ay Muqdisho ka Abaabulayaan Banaanbax Dowlada Ka Dhan ah.

                 HOOS KA DAAWO