{DAAWO SAWIRADA} Ehilada Wiil Ku Xanunsan Magaalada Baladweyne Oo Dalbaday in La Caawiyo

0
68

Maxamed noor cali waaa wiil 13 sano jir ah oo ku xanuunsan Magaalada Baladweyne maxamed waxaa uu la xanuun san tahay mudo sanado ah Xanuunka ka neerfaha muna ku dhalan Cudurkan

Xanuunkan ayaa ka dhashay kadib markii gari damiir uu ka maray qeeybta Sare ee jirka taasi oo saameyn ku yeeshay maskaxda kadibna ka dhigtay Xubnahiisa kuwa aan shaqeeyneyn Sida gacmaha lugaha.

Aabaha iyo hooyada dhalay maxamed noor waa kuwa reer miyi ah oo anan dhaqaalo haysan Waxaan la geeyey isbitaalo ku yaala dalka sida muqdisho iyo Baladweyne  dhaqaatiirta isbitaadaasi waxa ay cadeeyen in aanan dalka gudihiis waxba looga baqan Karin.

Qaar kamid ah Ehelada wiilkan yar aya umda soomaliyeed ka adalbaday in la cawiyo madaama aanan dalka waxba looga qaban Karin si dalka dibadiisa loogu qaado wiilkan Yar

Shiikh Dinix maxamed Dinix oo kamid ah Culuma-udiinka soomayed ayaa ka warbxiyey Faa’idada ay leedahay sadaqada lagu caawiyo dadka Xanuun waxaana uu sheegay in Fa’idooyin badan leedahay.

 

o

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here