{ DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo shir guddoomiyey shir looga hadley arrimaha siyaasadda, Amniga

0
147

Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta lagu qabtay Shirka Khamiislaha ee golaha Wasiirada Jubbaland,waxaana shir guddoominayey Kusimaha Madaxweynaha Jubbaland ahna Madaxweyne ku-xigeenka labaad Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud.

Qodobada shirka looga hadlaayey ayaa waxaa kamid ahaa arrimaha siyaasadda, Amniga iyo abaaraha ka jira deegaanada Jubbaland.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa furitaanka shirka, kaddib waxa uu ka warbixiyay arrimaha amniga iyo siyaasadda dowlad Goboleedka Jubbaland, iyada oo sidoo kale warbixino lag dhegsytay xubno ka tirsan golaha Wasiirada Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here