Liiska 20-ka xiddig ee ugu mushaarka badan kubadda cagta Adduunka… Yaa sarreeya Messi iyo Ronaldo?

0
129

Shabakadda ciyaaraha ee France Football ayaa sii daysay liiska xiddigaha ugu mushaarka badan kubadda cagta adduunka.

Weeraryahanka ahna kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa baaqi ku sii ah halka ugu sarreysa, xiddiga reer Argentina ayaana ah laacibka ugu mushaarka badan kubadda cagta adduunka waqtigan sida warbixinta lagu sheegay.

Inkastoo uusan ku guuleysan Ballon d’Or tan iyo sanadkii 2015-kii haddana Messi ayaa ka mushaar badan Cristiano Ronaldo, kaasoo ku guuleystay abaal-marintan sanadihii 2016 iyo 2017.

Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Croatia ee Luka Modric kaasoo abaal-marinta Ballon d’Or ku guuleystay sanadkii dhammaaday ee 2018 ayaa ku guuldarreystay inuu ka soo muuqdo liiska 20-ka laacib ee ugu mushaarka badan kubadda cagta adduunka.

Xaqiiqdii laacibkan reer Croatia ee Modric waxaa liiskan ku garaacay xiddigaha ay ka wada tirsan yihiin kooxda Real Madrid ee kala ah Gareth Bale, Toni Kroos iyo Sergio Ramos oo ka soo muuqday liiska 20-ka xiddig ee ugu mushaarka badan.

FG: Waa wadar ahaan lacagaha soo gala ciyaartoydan oo ay ku jiraan mushaarka gunnooyinka iyo xayeysiimaha.

#20 Sergio Ramos

ClubReal Madrid.

Total income: €23 million (£19.7m/$25.8m).

 

#19 Paul Pogba

ClubManchester United.

Total income: €23.3 million (£20m/$26.1m).

 

#18 Hulk

Club: Shanghai SIPG.

Total income: €23.4 million (£20.1m/$26.2m).

 

#17 Kevin De Bruyne

ClubManchester City.

Total income: €23.5 million (£20.2m/$26.3m).

 

#16 Sergio Aguero

ClubManchester City.

Total income: €24.3 million (£20.8m/$27.2m).

 

#15 Oscar

Club: Shanghai SIPG.

Total income: €24.3 million (£20.8m/$27.2m).

 

#14 Kylian Mbappe

ClubParis Saint-Germain.

Total income: €25 million (£21.4m/$28m).

 

#13 Mesut Ozil

Club: Arsenal.

Total income: €25.8 million (£22.1/$28.9m).

 

#12 Toni Kroos

ClubReal Madrid.

Total income: €26.3 million (£22.6m/$29.5m).

 

#11 Gerard Pique

ClubBarcelona.

Total income: €27 million (£23.2m/$30.3m).

 

#10 Luis Suarez

ClubBarcelona.

Total income: €28 million (£24m/$31.4m).

 

#9 Ezequiel Lavezzi

Club: Hebei China Fortune.

Total income: €28.3 million (£24.3m/$31.7m).

 

#8 Philippe Coutinho

ClubBarcelona.

Total income: €30 million (£25.7m/$33.6m).

 

#7 Alexis Sanchez

ClubManchester United.

Total income: €30.7 million (£26.3m/$34.4m).

 

#6 Andres Iniesta

Club: Vissel Kobe.

Total income: €33 million (£28.3m/$37m).

 

#5 Gareth Bale

ClubReal Madrid.

Total income: €40.2 million (£34.5m/$45m).

 

#4 Antoine Griezmann

ClubAtletico Madrid.

Total income: €44 million (£38m/$49m).

 

#3 Neymar

ClubParis Saint-Germain.

Total income: €91.5 million (£79m/$102m).

 

#2 Cristiano Ronaldo

ClubJuventus.

Total income: €113 million (£97m/$126m).

 

#1 Lionel Messi

ClubBarcelona.

Total income: €130 million (£112m/$145m).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here