Madaxweynaha Soomaaliland oo maanta gaaray Berbera.

0
61

Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta waxaa uu safar dhulka ugu ambabaxay magaalada Berbera, isagoona gaaray magaaladaasi

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu xariga ka jaro qalab cusub oo lagu soo kordhiyay Dekedda Barbara.

Sidoo kale Madaxwaynaha Soomaaliland ayaa waxaa lagu wadaa  inuu kulan la qaato, waxgaradka, iyo  Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Berbera.

Dekeda Berbera ayaa waxaa mudooyinkii dambe ka soconayay dib u dhis balaaran oo ay ku sameynaysay Shirkada DP WORLD.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here