Shaxda rasmiga ah ee kulanka Champions League kooxaha Manchester City Vs Tottenham Hotspur,

0
363

Kooxaha Manchester City Vs Tottenham Hotspur ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Champions League  ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Manchester City Vs Tottenham Hotspur:

Man City: Ederson, Walker, Kompany, Laporte, Mendy, Gundogan, Silva, De Bruyne, Bernardo, Sterling, Aguero

Tottenham: Lloris, Trippier, Alderweireld, Vertonghen, Rose, Wanyama, Sissoko, Eriksen, Alli, Son, Moura.