Wasaarada Waxbarashada Somaliya oo 11 Shuruudood ku xirtay Ardayda galeysa Imtixaanka dowladda.

0
180

Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay sharuudaha iyo tilmaamaha looga baahan yahay inuu soo maro ardeyga ka qeyb galaya imtixaanka shahaadiga.

Sida ku cad warqad uu soo saaray Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Axmed Xasan Yuusuf, Shuruudahan ayaa laga doonayaa iney ku dhaqmaan ardada mudada ay Imtixaanka ku jiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here