{DAAWO MUQAALKA} Cali Gacal Casir :Puntland iyo Xisbiyada Mucaaradka ayaa Faragilin ku haayo Galmudug,

0
111

Gudoomiyaha Xilkiisa lagu muran san yahay ee Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Maamulka Puntland iyo Xisbiyada Mucaaradka ah ku edeyay in ay  Faragalin ku haaya Siyaasada Gudaha ee Galmudug

waxana uu intaa raaciyay in Doorashada Madaxweynaha Galmudugna ay dhawaan dhici doonto gaar ahaan  Afarta Bisha July ee Sanadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here