{DAAWO MUQAALKA} Robab Ka da ay Gobolka hiiraan oo Geystay Qasaare Hantiyadeed

0
324

Robab si isdaba joog ah uga da ayayay deegaanada waqooyi ee Baladweyne ayaa waxaa ay bur buriyeen guryo iyo masaajid ku yaalay deegaanka Jeracle ee Gobolka hiiraan

Dadka ku nool deegaanka jeracle ayaa Hiiraanweyn u sheegay in roobabkii ka da ay deegaankooda maal mahii la so dhaafay ay u geysteen qasaare bur bur hantiyadeed,

 

      HOOS KA DAAWO MUQAALKA