(DAAWO SAWIRADa) Roobab Ay Dadweynaha ku Diirsadeen Oo Ka Da’ay Magaalada Baladweyne

0
147

Roobab Xoogan oo dadka iyo Duunyada ku diirsadeen waxaa ay ka Da’een deegaano badan oo ka Tirsan Gobolka Hiiraan Waxaana Roobka uu socday wax ka badan Lix Saac oo Xariir.

Roobka ayaa Biloowday Abaara Shantii Fiidnimo waxuuna soo gaaray Waa barigii Saakay waxaana uu sameeyn ku yeeshay isku socodkii Gaadiidka Gobolada Waqooyi iyo Kuufuyeed ee Dalka Soomaaliya

Sameeynta ugu badan ayaa waxaa wajahay dadka danyarta iyo Barakacayaasha ee degan Guryaha ka sameynsan Cooshadaha ee Beledweyne iyo deegaanada hoosyimaado Xilli Roobaadka Go’ga ayaa dhawaan ka Curtay qeybo badan oo Gobalka Hiiraan ka mid ah oo Abaaro aay ka jirtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here