{DAAWO SAWIRADA} Roobab Ay ku diirsadeen Dadka Iyo Duunyada oo Ka aday Dagmada Matabaan

0
332

Roobab lagu diirsaday Ayaa Maanta Ka Da,ay inta udhaxeyso Dagmooyinka Matabaan iyo Maxaas gaar haan Deegaanada Saalax- jeere  Jawiil Ceelgaal iyo Ilkacade Oo Kawada Tirsan Goboka Hiiraan Qiyaas Ahaana Magaalada Beledweeyne Ujiraa ilaa iyo Dhoowr iyo Labaatan Kiiloow Mitir,

 

Sidoo kale gudaha dagmada matabaan waxaa ka da ay roobab Socday Mudo saacado ah kuwaas oo ay dadka iyo duunyada Ku diirsadeen