{DAAWO SAWIRADA} Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Somaliyeed Oo laga Xusay Baladweyene

0
97

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo loogu dabaal degayey  maalinta dhalinyarada aduunka ayaa ka Dhacday  caawa magaalada Baladweyne ayadoo munaasabadda ay ka qeybgalayaan Ururada Bulshada Rayadka Masuuliyiin katirsan maamulka Gobolka Hiiraan Kan Degmada Baladweyne Xildhibaano katirsan Hirshabeele Iyo masuuliyiin Kale.

Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Ayaa Madaxdii Iyo Bulshadii Kaqeeyb Gashey Waxa Ay kajiidiyeen Hadalo Kaqiireeysiiyey Dadkii Goobta Kusugnaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here