Faahfaahin dheraad ah Saddex ruux oo loo qabtay gaari Qarxay ka dhacay Muqdisho

0
209

Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay  3 ruux oo lagu tuhmaayo in ay ku lug leeyihiin Qarax loo adeegsaday gaari Noah oo Caawa ka dhacay degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ka dhacay dhabarka dambe ee iskaashatada gadiidka degmada X/Weyne.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska ayaa sheegtay in ay qabteen ruuxii waday gaariga qarxay sidoo kalena ay gacanta ku dhigeen labo ruux oo kale oo tuhmanayaal ah, islamarkaana ay baaris ku socoto.

Wixii kasoo Kordha Kala Soco Halkan Isha Allaahu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here