Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare oo lasoo saaray

0
113

Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga , waxaana imtixaankan uu si rasmi ah Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka uga bilaabanayaa 27-ka bishan.

Imtixaankan ayaan bilaabanaya 27-ka bishan oo ku beegan maalin isniin ah, waxa uuna soconaaa ilaa 31-ja bishan May oo ku beegan maalinta Jimcaha, Imtixaankan ayaana ah mid ku celis ah kadib markii uu fashilmay imtixaankii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here