Kulan Deg deg ah oo Dhaxmaray Maamulka G,banaadir Wasarada iyo Daladada Waxbarashada Dalka

0
225

Wasaaradda waxbarashada Dowlada soomaaliya maamulka gobolka Banaadir iyo dalladaha waxbarashada Dalka oo Ardada dugsiyada sare u jeediyey inay u diyar garoobaan imtixaanka dawliga ah27 bisha aan ku jirno.