{DAAWO AWIRADA} Dayactir lagu Bilaabay Garoonka Diyaaradaha Buulo Burde

0
226

Gudomiyaha Dagmada Bullo,Burde cabdicasiis cabdulahi duuraw oo ay wehlinayen duqa dagmada bullo,burde maxamed fiidow cawale iyo gudomiyaha amniga cismaan geedi aya manta waxa ay kormeren garoonka diyaradaha ee dagmada bullo,burde ee gobalka hiiraan oo ay ka socoto howlo shaqo ah oo lagu cara buxinayay garoonka

Masuliyintan uu horkacay gudomiyaha dagmada ayaa waxa ay ka dalbaden jaaliyada reer bullo,burde ee ku nool dalka dibadiisa in ay ka qeeb qatan dayactirka garonka

Bulshada ku dhaqan dagmada bullo,burde ayaa soo dhaweeyay  shaqada ay hayan maamulka uu hogaminayo gudomiyaha dagmada cabdicasiis cabdulahi duuraw

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here